Video:-Sidee loogu soo dhaweeyay madaxweyne Gaas magaalada London?

Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si balaaran loogu soo dhaweeyay magaalada London waxyar ka hor.
 
Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Hethrow kaga hortagay oo si weyn ugu soo dhaweeyay jaaliyada Puntland ee dalka ingiriiska iyo masuuliyiin ka mid ah dawlada Uk.
 
Madaxweyne Gaas ayaa u tagay London ka qaybgalka shirweynaha looga xaajoonayo arimaha somaliya ee dawlada ingiriisku qabanayso,kaasoo qabsoomi doona maalinka khamiista ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka