Madaxweyne Gaas oo bishan 15-keeda booqasho ku tagi doona dalka Norway

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisa ayaa booqasho ku tagi doona Dalka Norway.
 
Madaxweynaha ayaa casuumad ka helay dawlada Norway,waxuuna kula kulmi doonaa caasimada dalkaas madax ka tirsan dalkaas.
 
Dhanka kale Madaxweyne Gaas ayaa kulan balaaran la qaadan doona Jaaliyada Puntland ee Norway.
 
Madaxweynaha ayaa ku aadan Norway 15-ka bishan.
 
 
isha ku hay idilnews