Maxaa looga xaajoon doonaa shirka somalida ee London?

Maalinta Khamiista ah ee 11-bishan ayaa waxaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ka Furmi doona shir looga xaajoonayo arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 40 dowladood iyo ururo caalami ah.
 
 
Qorshayaasha hsirka horyaala ee looga doodi doono ayaa kala ah:-
 
1- Amniga,
2- kobcinta iyo dib u soo nooleynta dhaqaalaha
3-siyaasada iy dib u eegista dastuurka
4- Qaabka wada shaqeyneyd ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka.
 
 
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo Ra’iisul Wasaaraha dalka Britain iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si wadajir u shir guddoomin doona shirka.
 
Dhanka kale waxaa shalay soo wada gaarayoo hada kuwada sugan London guud ahaan madaxda soamlida oo ay ku jiraan madaxweynayaasha dawladaha xubnaha ka ah dawlada fadaraalka.
 
 
isha ku hay idilnews