Video:-Dhismaha isbitaalka Galkacyo oo gabagaba maraya iyo dhaqaalihii oo ka kala go’ay

Gudiga dib u dhiska isbitaalka guud ee Gaalkacyo ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha isbitaalka iyo waxa u qabsoomay .
Gudiga ayaa sheegay in dhismaha isbitaalku uu heer gabagaba ah marayo,isla markaana dhaqaalaha lagu dhisayay oo gaarayay lix boqol oo kun oo dolar ay ka hayaan oo kaliya labo boqol oo kun dolar.
Gudiga ayaa intaas ku daray in hada la joogo wajigii labaad ee la siin lahaa dhaqaalaha shirkada dhisaysa isbitaalka.
Gudigu wxauu ka codsaday shacabka iyo xukuumada Puntland in ay qayb ka qaataan dib u dhiska isbitaalka oo kharashka la bixiyaan.hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka