Video:-Khudbadii Madaxweyne farmaajo ee xafladii London

Waxaan rabaa inaan halkan idiinka cadeeyo Soomaali waa midowday, Shacabkeenu waa midoobey, qabiil iyo qurunkiisa waa tuurnay, waxaan rabnaa caawa inaan heshiis halkan ku galno. Anaguna waxaan ka shaqeyn doonaa Midnimo , dowlad wanaagsan, horumar iyo umadd Soomaaliyeed oo walaalo ah, midnimo waa wixii aan kusoo gaarnay 60kii ilaa 91dii”ayuu yiri madaxweyne farmaajo.
 
Hadaladaas waxay qayb ka ahayeen khudbad uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay xalay xafladii london loogu qabtay madaxda somalida.
 
Inkastoo khudbad aad u taabatay waaqiciga taagan aysan hayan hadana madaxweyne farmajao waxuu ku celceliyay oo la xusi karaa midnimo soamliyed iyo dawladnimo dib usoo laabata,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka