Video:-Khudbadii Rw xigeenka fadaraalka ee xafladii London

“Walalayaal waxaa ogtihiin 8dii Febraayo in Golaha shacabka oo metelaya shacabka Soomaaliyeed ay cod aqlabiyad ah ku doorteen madaxweynaha , meel walbo dal iyo dibadna la isaga soo baxay oo la taageeray,labo shay aan isweydiino maxaytahay ujeedada madaxweynaha aan taageernay , himiladda maanta maxaytahay, Soomaaliya nolol ayeey rabta , Soomaaliya waa tanaaday, qabiilkiina waa laga baxay , waxaana tusaale u ah sida sharafta ah ee doorashadaasi u dhacday.ayuu yiri Rw xigeenka fadaraalka.
 
Hadaladaas waxay qayb ka ahaayeen khudbadii Rw xigeenka fadaraalka uu ka jeediyay xafladii london ee madaxda soamlida ay u qabatay jaaliyada soamliyed ee Uk.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka