Hot Topics

Dhagayso:-Madaxweyne Gaas rajo intee le’eg ayuu ka muujiyay shirka london?

Madaxweynaha Puntland oo weli ku sugan Magaalada London, kana mid ahaa Madaxdii Somalida ee shirkaasi ka qaybgashay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga baaraandeggo meelmarinta qoddobadii ka soo baxay shirkaasi la’isugu yimid.

Shirkan oo diiradda lagu saaray arrimaha Soomaaliya, ayaa waxaa shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal Wasaaraha Ingariiska iyo Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey, waxaana ka qaybgalay afartan dal oo daneeya arrimaha Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah,hoos ka dhagayso codka Madaxweynaha.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Madaxweyne Gaas