Ra’isalwasaare Khayre oo maalinkii shalay ahaa gaaray dalka Qadar ,ayaa maanta kula kulmay qasriga boqortooyada ee dalkaas Aamiirka Qadar.
Labada masuul ayaa kawada hadlay arimo dhawr ah oo ay ugu muhiimsanaayeen xiriirka labada dal,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka