Video:-Lebi caanood wali xiisad dagaal ka taagan tahay iyo waxgarad baaq ka diray colaada

Degaanka Labi-caanood ee Bariga Magaalada Dhuusamareeb ayaa weli halkaas ay ka jirto Xiisad Colaadeed oo u dhexeysa Labo Maleeshiyo Beelood oo Shalay halkaas ku Dagaalamay.
 
Dagaalkii Shalay ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 7 Qof halka ay ku dhaawacmeen in kabadan 10 kale.
 
Maleeshiyaadkii ku Dagaalamay Degaanka Labi-caanood ee Bariga Gobolka Galgaduud ayaa la sheegay in ay weli isku Hub Aruursanayaan,iyadoo Xilli kasta la filan karo Dagaal Labada Dhinac dhexmara.
 
Dagaalka ayaa la sheegay inuu Sababay Dhul Daaqsin ah oo ay isku qabteen Maleeshiyo Beeleedka ku Dagaalamay Bariga Gobolka Galgaduud,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka