Video:-Beesha Gumasoor oo taageertay kordhinta xildhibaanada baarlamaanka Puntland

Salaadiinta iyo waxgaradka beesha Guma-soor oo kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa soo dhoweeyey 7 xubnood oo uu madaxweynaha dowladda Puntland dalbaday in lagu kordhiyo xildhibaanada barlamaanka Puntland.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 

Halkan ka akhriso:-