Video:-Itoobiya oo si cad ujabisay heshiiskii ay la gashay farmaajo una hanbalyaysay somaliland

Dowladda Itoobiya ayaa ugu hambalyeysay Somaliland 26-guuradii ka soo wareegatay, markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, ayna tahay Jamhuuriyad madax banaan.

Warqad uu qoray Qunsulka Itoobiya u fadhiya magaalada Hargeysa Gen. Berha Tesfaye ayuu si cad loogu farageliyay Qaranimada iyo madax bannaanida Soomaaliya, waxaana qoraalkaasi oo ahaa Hambalyeeyn Qunsulku u diray Maamulka Somaliland maalinta ku qoran in Somaliland ay tahay Qaran,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka akhriso hanbalyada itoobiya:-

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka