Video:-Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay Sweden

Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed cali Gaas oo weli ku guda jira safarkiisa uu ku marayey qaar ka mida wadamada Yurub, gaar ahaan England, Norwey, Sweden iyo Finland ayaa maanta si weyn waxaa loogu soo dhaweeyey magaalada Guthenburg oo ah magaalo ay ku badan yihiin jaaliyada Puntland ee Soomaaliya.

Soo dhawaeynta Madaxweynha Dawladda Puntland  iyo weftigiisa oo ahayd mid balaaran oo aysan ukala harin jaaliyada Puntland Guthenberg ee wadanka Sweden, waxaana kasoo qayb galay soo dhawaynta madaxweynaha qaybaha kala duwan ee Jaaliyadaha Puntland oo ay hor kacayeen odayaasha,dhalinyarada,haweenka,culumada iyo aqoonyahanada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

tw