Video:-Muxuu kaga jawaabay w.arimaha dibada sl su’aalihii adkaa ee wariyaha BBC-da?

Wasiirka arrimaha dibedda ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire ayaa BBC-da u sheegay in rajeynayo in dib loo billaabo wadahadalladii Somaliland iyo Soomaaliya.

Maanta ayay ku beegan tahay sanadguuradii 26aad ee ka soo wareegtay tan iyo markii ay Soomaaliland iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday.

Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay halka uu marayo dadaalkoodii aqoonsi raadiska,Sababta ay ku diideen in Cunaqabataynta Hubka laga qaado Dawladda Soomaaliya iyo Saamiga Itoobiya laga siiyey Dekeda Berbera,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka