Video:-Salaad Cali Jeelle oo si adag uga hor yimid qorshaha xildhibaanada la baxay horusocod

Waxaa uu sheegay in go’aanka xildhibaanada uu niyad jebiyay dad badan oo filayay in xiligan ay Soomaaliya raacday wadadii hormarka iyo nabadda.

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in xukumada cusub ay kaliya jirto bil iyo dhowr maalin isla markaana aanan la gaarin xiligii go’aankaas deg deg ah la qaadan lahaa,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka