Video:-Daallo Airlines oo duulimaad toos ah ka bilawday Bosaso iyo Dubai

Furitaanka khadkan cusub waxaa loo qabtay munaasabad ballaaran oo ay ka qaybgaleen Masuuliyiin ka socday dowlada Puntland, Ganacsatado, Isimo, Culuma’udiin iyo madaxda shirkadda Daalo Airline ee Puntland.
 
Jadwalka cusub ee shirkadda Daallo wuxuu noqonaya in Maalin kasta oo sabti ay rakaabka ka qaadi doonto Bosaso, toosna u gayn doono Dubai, Maalinta Axadda waxay ka soo qaadi doontoo Dubai-Bosaso oo toos ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka