Video:-Idil Tv iyo faalada socdaalka madaxweyne Gaas ee Yurub

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigisii oo maalmahan booqasho ku marayay dalal kamid ah qaarada Yurub ayaa maanta soo gabagabeeyay socdaalkoodii Sweden ay ku joogeen,
 
Madaxweyne Gaas iyo waftigiisa ayaa hada u jihaystaydalka Finland oo uu maalmaha oo socdo kulmao kula qaadand oono masuuliyiin ka tirsan dawlada Finland iyo qurbajoogta somaliyed ee ku nool dalkaas.
 
Qabanqaabada soo dhaweynta madaxweynaha ayaa hada si weyn uga socota Finland,hoos ka daawo faalada idil tv ee socdaalka madaxweynaha.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka