Video:-Madaxweyne Trump oo gaaray ISrael

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta tagey Israel, halkaasi oo uu ku bixinayo booqashadiisa ugu horeysay isaga oo madaxweyne ah, wuxuuna doonayaa inuu dib usoo nooleeyo dadaallada heshiiska nabadeed ee muddo loo raadinayo Israel iyo Falastiin.

Safarka Trump uu kaga yimid magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ee uu ku tagay Tel Aviv ayaa ahaa mid taariikhi ah, ayada oo diyaaradda Air Force One ay markii ugu horeysay duulimaad toos ah isaga gudubtay labada dal.

Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu iyo madaxweyne Reuven Rivlin ayaa ka mid ah kuwa kasoo qeyb galay xafladdii soo dhoweynta ee Trump loogu sameeyey garoonka diyaaradaha Ben-Gurion Airport,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Israel’s Prime Minister Benjamin Netanyahu (R) listens as U.S. President Donald Trump (L) speaks during a welcoming ceremony upon his arrival at Ben Gurion International Airport in Lod near Tel Aviv, Israel May 22, 2017. REUTERS/Jonathan Ernst