Dhagayso:-Talye xigeenkii Nabadsugida dawlada fadaraalka oo xilkii iska casilay

Talye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee dhanka howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed ayaa waraysi uu bixiyay  ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi.

Waxa uu sheegay inuu go’aankan qaatay kadib markii uu sheegay in laga gaabiyay isbeddel lagu sameeyo hay’adaha amniga Soomaaliya.

Cabdisalaan Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in musuq-maasuq iyo ku takrifal awoodeed ay ka dhex jiraan hay’adaha amniga ee dalka. Wariyaha VOA-da ee London ayaa ugu horrayn weydiiyay sababta uu isku casilay.hoos ka dhagaysoc doka talyaha is casilay.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Talyaha