Video:-Garoonka diyaaradaha garowe oo dhismihiisu heer gabagaba ah soo gaaray

Iyadoo waayahan danbe aad layskula dhexmarayo in dhismihii garoonka diyaaradaha garowe uu hakad galay, kadib markii dhaqaale yari ay soo wajahday,ayaa dhanka kale warbaahinta idilnews qaybteeda muuqaalka ee idil Television waxay booqatay maanta garoonka.
 
Waxaa si buuxda usocota hawshii dhismaha garoonka,iyadoo aysan jirin habayaratee wax hakada oo ku yimid,islamarkaana dhaqaale yari soo wajahday dhismaha garoonka aysan jirin.
 
Hadaba hoos ka daawo muuqaal hordhac ah oo ku saabsan  dhismaha garoonka iyo heerka gabagabada ah ee uu marayo hada.
 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka