War deg-deg ah:-Gudoomiyayaashii degmooyinka muqdisho oo xilalkii laga qaaday iyo kuwo cusub oo la magacaabay

Caawa fiidkii ayaa xilka laga qaaday 15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub ah kuwaasoo bedelaya kuwii xilka laga qaaday.
 
Halkan hoose ka akhriso magacyada gudoomiyayaasha cusub ee hadda la magacaabay:-
 
1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane
 
2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur cali yaanyo
 
3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale
 
4- Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud
 
5- Degmada Howlwadaag: C/kariin Cali Kaar
 
6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo
 
7- Degmada Dayniile: C/wali Nuur Faarax
 
8- Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan
 
9- Degmada Dharkeenley: C/raxmaan Siid cali
 
10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed
 
11- Degmada xamerweyne: Cumar Shariif Maye
 
12- Degnada Xamar Jajab: C/wali C/llaahi Maxamed
 
13- Degmada Waabari Rowdo C/llaahi
 
14- Degmada boondheere: Zeinab Yuusuf Wehliye
 
15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warasame