Dhagayso:-Sadex askari oo kenyan ah oo ku geeriyooday qarax

Koox la aminsan yahay in ay ka tirsanaayeen xarakada Al-Shabaab ayaa gaari ay ciidamada Kenya leeyiin qarax ku weeraray inta u dhaxaysa dagmada Liboy iyo tuulada kulan ee xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Qaraxani ayaa waxaa ku geeriyooday sadax askari oo ciidamada ka mid ahaa, halka 5 kalena ay ku dhaawacmeen.hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka