Video:-Daawo sida uu u dhacay qaraxii maanta ee Dekeda muqdisho

Shan qof ayaa la xaqiijiyey inay qaraxa ku dhinteen, islamarkaana 6 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qaraxan, waxaana war kooxdan ay soo saartay oo lagu faafiyey baraha internetka ee taageera ay ku sheegeen iney ku dileen saraakiil sare oo ka tirsan dowlada Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka sida uu dhacay qaraxa.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka