Video:-Taliska Booliska Puntland oo markii ugu horeeyay saldhig Boolis ka hirgaliyay deegaanka Xamar lagu xir

Dawlada Puntland,ayaa maanta si rasmiya xariga uga jartay saldhiga Booliska ee Deegaanka Xamar lagu xir ee Gobolka Cayn.

Saldhigan oo ay ka hawlgali doonaan Ciidamada Booliska deegaankaas,ayaa waxaa xariga ka jaray  Taliska qaybta Booliska ee Gobolka Cayn,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.