Jubaland oo qaadacday heshiiskii khayraadka ee Seycheles

Waxay Dowlad goboleedka Jubbaland go’aansatey inaan la aqbali karin habka ay dowladda federaalku u maareynayso kheyraadka dalka.

Sidaa awgeed dowlad goboleedka jubbaland waxay xaq u leedahay inay ka faaiideysato kheyraadkeeda inta laga helayo nidaam la isla ogol-yahay oo lagu wadaagayo kheyraadka Dalka,

 

halkan ka akhriso qoraalka