Video:-Daawo dood kulul oo ku saabsan Muqdisho iyo maqaabkeeda

Maalmahan waa soo if baxaya doodo iyo muran ku saabsan maqaabka ay yeelanayso magaalada muqdisho oo horay uhaan jirtay caasimada somaliya,balse burburkii kadib lagu kala qaybsan yahay sii ahaanshaeeda caasimada dalka.

Xamar xiligan waa meesha ay fadhiyaan hay’adaha fadaraaalka ee dawlada somaliya.maqaabkeedu waxa uu noqonaya waxaa si cad u qeexay dastuurka fadaraalka.

Hadaba Tv-ga kaslan ayaa dood muhiim u ah ka sameeyay dooda muqdisho iyo maqaabkeeda,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka