Video:-Puntland oo si gobanimo leh u anba bixisay dadkii usoo hayaamay

Dawlada Puntland ayaa dib u anba bixisay  dadkii somaliyed ee kusoo hayaamay xiligii abaarta darani jirtay.

Dadkaas oo ka kala soo hayaamay deegaamo kala duwan,kuwaasoo kala ah Somaliland,DDSI iyo Koonfurta Mudug .

Puntland ayaa dadkan u kiraysay gaadiidka xamuulka qaada si ay ugaarsiiyaan deegaamadoodii ay markii hore kasoo haayaameen,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka