Video:-Toos u daawo shirka jaraa’id ee labada wasiir ee Somaliya iyo Qadar

Wasiirka arimaha dibada dawlada fadaraalka Yuusuf Garaad Cumar oo qayb ka ahaa waftiga madaxweynaha ee booqashada ku gaaray xalay dalka Qadar,ayaa shir jaraa’id waxay sida wadajir ah uwada qabteen dhigiisa wasiirka arimaha dibada dalka Qadar ,kadib kulankii madaxweyne farmaajo iyo Amiirka Qadar Shiiikh Tamiim.
 
Shirka jaraa’id ee labada wasiir ayay kaga hadleen arimaha ugu muhiimsanaa ee ay kaga wada xaajoodeen kulankoodii farmaajo iyo Tamiim,sidoo kale saxaafada ayaa labada wasiir su’aalo ku waydiisay labada wasiir,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka