Video:-Daawo Trump oo xoog iskaga hor wareejiyay Ra’isalwasaaraha Montenegro

Trump oo iska horleexiyay Raysalwasaaraha dalka Montenegro Dusko Markovic oo hor socday xili ay ku guda jireen hogaamiyayaasha Gaashaanbuurta NATO kulankoodii Br useless.
 
Dhacdadan ayaa noqotay mid soo jiidata saxaafada caalamka aadna loo qaadaa dhigo,mar wax laga waydiiyay Ra’isalwasaaraha Montenegro oo ahaa hogaamiyaha uu Trump kala tuuray,ayuu kasoo qaaday waxaan macno lahayn,hoos ayuuna u dhigay,taa badalkeedana waxuu ku amaanay maraykanka in ay ku garab istaageen dalkisa ka mid ahaanshahooda gaashaanbuurta NATO.
 
Hadaba hoos ka daawo muuqaalka sida ay wax u dhaceen.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka