Video:-Dooxooyinka Dharoor oo laga mamnuucay in la daaqo mudo 40-cisho ah

Maamulka Gobolka Bari ee Puntland iyo waxagardka Gobolka ayaa maanta isla qaatay go’aan lagu mamnuucayo in mudo 40-cisho ah la daaqo dooxooyinka deegaanka Dharoor ee Degmada Iskushuban,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka