Video:-Booliska Karkaar oo digniin soo saaray

Jaqanaf talyaha Booliska Gobolka karkaar oo waraysi siinayay tv-ga Somalicaple ayaa shacabka ugu hanbalyeeyya dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Talyaha ayaa sidoo kale ka warbixiyay qorshaha Booliska Karkaar uga aadan gudashada waajibka bisha barakaysan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka