Video:-Madaxweyne Gaas oo Beri ka dagi doona Garowe kana warbixiyay socdaalkisii Yurub

Madaxweyne Gaas oo maalmahan ku jiray safaro uu ka marayay dalal kamid ah qaarada Yurub ,ayaa ugu danbayntii soo afmeeray safaradaas,waxuuna caawa gaaray dalka Kenya oo uu uga sii gudbi doono maalinka beri foog ah Puntland.

Madaxweyne Gaas inta uu marayaa wadamada reer Yurub  waxuu kulamo la qaatay jaaliyadaha Puntland ee ku dhaqan dalalkaas iyo masuulyiin ka tirsan isla dalalkaas.

Hadaba madaxweynaha ayaa caawa Saxaafada waraysi kooban oo uu siiyay kaga waramay socdaalkaas iyo guulihii laga gaaray,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka