Video:-Madaxweyne Gaas oo dalka dib ugu soo laabtay kana hadlay arimo badan

Madaxweynaha dawlada Puntland iyo waftigisii,ayaa hada ka dagay magaalada Garowe ee caasimada Puntlad.

Madaxweynaha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha garowe si weyn ugu soo dhaweeyay masuuliyiinta xukuumada Puntland oo ugu horeeyo madaxweyne xigeeenka mudane Camey,Gudoomiyaha baarlamaanka Golaha wasiirada ,saraakiisha ciidamada,maamulka Gobolka Nugaal iyo qaybaha bulshada caasimada,hoos  ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.