Video:-Somaliland”Diyaaradaha dagaalka imaaraadka waa ka weerari karaan Xuutiyiinta Berbera”

Sida laga soo xigtay masuuliyiinta maamulka somaliland,waxaa dhawaan si rasmiya dawlada imaaraadka carabta ciidamadeeda Cirka iyo kuwa Badda uga hawlgali doonaan saldhiga milatari ee Berbera laga siiyay.

Masuuliyiinta somaliland ayaa intaas ku daray in Ciidamada Imaaraadka Carabta gaar ahaan diyaaradaha dagaalka ee dalkaas ay toos uga duuli karaan xili walba oo ay rabaan in ay hawgal milatari ka fuliyaan dalka Yemen,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka