Video:-Waxagaradka Puntland oo qaylo dhaan kasoo saaray dhul boobka beesha Absame ee Kismaayo

Nabadoonada Gobolka Nugaal ayaa baaq u diray maamulka Jubaland,nabdoonada baaqa diray ayaa ka cabanaya boob lagu hayo dad beeraley ah oo xoog dhulkoodii looga qaaday,isla markaana xabsi loo taxaabay.

Waxgaradka Gobolka Nugaal ayaa si gaar ah baaq ugu diray madaxweyne Axmed Madoobe in uu arintaas si deg-deg ah wax uga qabto.

Jubaland ayaa dhawaan mamnuucday in dhulka u dhaxeeya garoonka diyaaradaha Kismaayo iyo magaalada la fasho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka