Video:-Madaxweyne Gaas oo khudbad qiimo badan ka jeediyay Cadaado

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad xasaasi ah ka jeediyay xaflad caleemo saarka Axmed Geelle Xaaf.

Gaas ayaa khudbadiisa si gaar ah uga soo qaatay arimaha dhexyaala Puntland iyo maamulka aans harciyada buuxin ee Cadaado,sidoo kale madaxweyne Gaas ayaa ka hadlay nabada iyo dib suoo kabashada Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka