Video:-Maxaa u qabsoomay madaxweyne farmaajo 100-kiisii maalmood ee ugu horeeyay?

Muuqaal soo koobaya waxqabadkii 100-kii maalmood ee ugu horeeyay madaxweyne Farmaajo ayaa lasii daayay.

Muuqaalkan ayaa waxa aku jira barnaamijyo kala duwan oo ka hadlaya waxii u qabsoomay dhinac walba.

Inkastoo waxbadan oo waxqabad ah oo u qabsoomay farmaajo aysan jirin marka laga saaro safaro tira badan oo uu galay,hadana muuqaalkan waxay kusoo diyaariyeen gacanyarayaahsiisu guulo uu gaaray, hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka