Madaxweyne Farmaajo oo Gudi usaaray xaalka maxaabiista xabsiga dhexe ee Xamar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Guddi Khubaro ah u saaray oo soo qiimeeya Xaaladaha ay ku suganyihiin, kiisaska ay ku eedeysanyihiin iyo tirada Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka Akhriso