Video:-Soomaaliya oo noqotay dalka 29aad ee Africa ugu ciidanka wanaagasan

Qiimayn lagu sameeyay awooda ciidamada Milatariga ee wadamada Africa ,ayay somaliya ka gashay kaalinta 29aad.

Qiimayntan ayaa sheegtay in dalka ugu tayada iyo qalabka fiican yihiin ciidmadiisu ee guud ahaan Africa uu yahay dalka Masar.

Somaliya oo qiimayntan ka gashay booska 29aad ayaa dad badani laba yaabeen in maanta la qiimeeyo ciidanka milatariga somaliya,madaama ay soomartay somaliya 26 sano oo burbur iyo dagaal sokeeye ah walina aysan soo kaban,sidoo kale aysanba jirin ciidan qaran oo dhisan xiligan.

Waa tilmaan fiican in somaliya ay xataa hesho mdunaan qiimayan loogu samayanayo ciidankeeda,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka