Gaari ay leeyihiin ciidamada amisom oo dab ku qabsaday km4

Gaari ay leeyihiin ciidamada amisom ayaa goor dhawayd ku gubtay isgoyska km4 ee magaalada muqdisho.

Gaariga ayaa waxaa qabsatay maanso  ku keentay in uu dab ka kaco sida ay sheegayaan wararka aan ka helayso idilnews

Ilaa iyo hada taliska amisom kama hadlin dhacdadan