Dhagayso:-Falanqayn ku saabsan kororka dakhli ee dawlada fadaraalka

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay sheegtay inay kordhaya dakhliga usoo xarooda, gaar ahaan kan kasoo gala dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Haddaba barnaamijka faaqidaadda ee idaacada VOA laanteeda afka soamliga ayaa arintan lagu falanqeeyay, waxaana soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed,hoos ka dhagayso codka …

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka barnaamijka