Mid ka mid ah Ragii fuliyay dilkii Xaaji Cariish oo dhaawac uGeeriyooday

Mid ka mid ah Ragii dhaawacay Xaaji Cariish oo xalay ku geeriyooday xaafada Baraxley ee magaalada Gaalkacyo.
 
Ninka geeriyooday ayaa sababsaday dhaawac ay gaarsiiyeen shacab ka agdhawaa goobta ay ka fulinayeen dilka Xaaji Cariish.
 
Ilaa hada lama qaban labadii kale ee dhagarqabayaasha ahaa,waxyna gudaha ugu jiraan Xaafada Baraxley oo ay ku carareen xalay markay falka fuliyeen.