Video:-Ciidamada Jubaland iyo maleeshiyada alshabaab oo dagaal kharaar ku dhexmaray duleedka Kismaayo

Ciidamada Jubaland ayaa dagaal kulul waxuu ku dhexmaray duleedka magaalada kismaayo qiyaas ahaan meel u jirta 25km maleeshiyada alshabaab.
 
Maleeshiyada alshabaab ayaa weerar qorshaysan kusoo qaaday fariisin ay fadhiyeen ciidamada jubaland duleedka Kismaayo sida ya soo bandhigeen Ciidamada jubaland ayaa dharbaaxo adag ku dhiuftay maleeshiyada alshabaab dibna u jabiyay.
 
Saraakiisha ciidamada Jubaland ayaa soo bandhigay maydadka afar maleeshiyada alshabaab ah oo ay ku dileen dagaalkaas,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka