Video:-Salaad Cali Jeelle”’Ninka hubka sharci aan ku haysan ee diida in uu wareejiyo waxuu la mid yahay alshabaab,waana waajib in hubka laga qaado”

Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle,yaa maanta ka hadlay hub ka dhigsita ay wado dawlada fadaraalka.

”Ninka hubka sharci aan ku haysan ee diida in uu wareejiyo waxuu la mid yahay alshabaab,waana waajib in hubka laga qaado”ayuu yiri Salaad Cali.

Salaad oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dawlada Farmaajo ku guulaysatay mudadii yarayd ee ay jirtay arimo badan oo ay ugu horeeyaan  amniga,musuqmaasuqa iyo kororka dakhliga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka