Video:-Yariisoow”Hubka dhigistu meel fiican ayay maraysaa cidnana looga haybaysanmaayo”

Wasiirka warfaafinta fadaraalka Eng Yariisoow ayaa maanta ka hadlay hubka dhigsita dawladu  ka wado Xamar.

Yriisoow ayaa sheegay in hawlgaladu meel fiican marayaan qiimaynta ilaa iyo hada lagu sameeyayna uu tilmaamayo guul.

Wasiir Yariisoow ayaa waxuu kaloo ka hadlaya dadka kasoo horjeeda hubka dhigista,isagoo ka hadlaya  arintaas waxuu yiri”Cidna looga haybaysanmaayo hubka dhigista socota in la siyaasadeeyo oo loo badaloq aab qabiil laguna awr kacsado shacabka cid laga yeelayo majirto”hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka