Ra’isalwasaare Khayre Guusha Lixdanka casho ee muuqata isagaa keenay.WQ.Jibril Qoobey

Ra’isalwasaare Khayre xaqiiqdii tuhunkii marka hore nalaga galiyay wax badan ayaa kasoo beenoobay.

A.Masuul muujiyay daacadnimo.

B.Masuul muujiyay wadaniyad.

C.Masuul muujiyay karti iyo hufnaan.

D.Masuul aftahanimo iyo caqli badni muujiyay.

E.Masuul han leh oo hiigsi fog muujiyay.

Hamiga loo qabaa maanta Khayre waa sareeyaa.

Guusha Lixdanka casho muuqatana isagaa keenay.

Rajada muuqata waa soo laabashada qaranimadii somaliyed iyo muqdisho dib u noqota mid ka mid ah caasimadaha Africa ugu sareeya.