Video:-Daawo khudbadii qiiirada wadaniyadeed lahayd ee uu jeediyay madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo,ayaa maanta khudbad qiiro wadaniyadeed lahayd ka jeediyay banaanbaxa lagu taageerayay boqokiisa maalmood ee ugu horeeya hogaamintiisa.
 
Madaxweyne farmaajo ayaa khudbadiisa u badnayd dhiiraglinta shacabka,ku baraarujinta bulshada soo celinta nidaamka dawliga ah sida uu muhiim u yahay..
 
Farmaajo arimaha uu xusay,ayaa waxaa ugu muhiimsanaa:-
 
A.Fulinta balanqaadyadiisii xiliga doorashada
 
B.Hubka dhigista xamar ka socota
 
C.Cadaalada iyo dib u habaynteeda.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka