War deg-deg ah:-Weerar baabuur loo adeegsaday oo ka dhacay London

Wararka Ka Imaanaya Magaalada London ee Dalka Ingriiska ayaa sheegaya in caawa Magaalada ay ka Jirto xaalad jahwareer ah kadib markii Weerar loo adeegsaday Gaari uu ka dhacay Meesha loo yaqaan London Bridge Ama (Buundada London) oo ah meel aad u Mashquul badan oo u dhow xarunta baarlamaanka Dalkas.

Weerarka loo adeegsaday gariga ayaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmayn in ka badan 20 qof oo dhamaan lagu sheegay in ay yihiin dad shacab ah oo maryay goobta uu shilka ka dhacay,hoos ka daawo muuqaalka

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka