Akhriso:-Beelaha ay kasoo kala jeedaan wasiirada cusub ee madaxweyne Gaas magacaabay

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 June 2017 Xafiiskiisa kasoo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr. 55 June 05, 2017.
 
 
1.Cabdiraxmaan Barkhad Warsame Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka-Dhulbahante Bah Ararsame.
 
2.Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib Udhiska Iyo Horumarinta Puntland-Reer Maxamuud.
 
3.Maxamuud Faarax Beeldaaje loo magcaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyadda-Cali Jibraahiil.
 
4.Yaasiin Cabdi Seed Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare-Cumar Maxamuud.
 
5.Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda-Dishiishe
 
6.Cabdifataax Xasan Xuseen (Waloore) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka-Leelkase.
 
7.Aamina Maxamed Cabdulaahi Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada-Warsangeli.
 
8.Cabdirashiid Cali Geele Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga-Warsangeli
 
9.Cabdiweli Maxamed Yuusuf Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud dib u dhiska-Majeerteen Cabdiraxiin Saleebaan