IGAD oo aqbashay codsi uga yimid dawlada fadaraalka

Ururka Goboleedka IGAD oo ay ku mideysan yihiin dowladaha Bariga Afrika ayaa aqbalay codsi uga yimid dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo ahaa inay ka qeyb qaadato fududeynta wada hadalada dib u heshiisiinta ee maamul goboleedyada Galmudug ee Cadaado iyo maamul goboleedka Gobolada dhexe ee ay taageeraan culumada Ahlu Sunna.
Halkan ka akhriso codisga d.fadaraalka
 
Xogheynta IGAD,ayaa sheegay in Guddi qubaro ah oo ka socda xafiiska nabadgelyada iyo dib u heshiisiinta IGAD ay u dirayaan Soomaaliya, si ay dowladda Federaalka uga taageeraan dib u heshiisiinta laga dhex wado Galmudug iyo Ahlusuna.
Halkan ka akhriso:-