Video:-Siciid M.Raage”Mashruucii balaarinta Dekeda Bosaso dhawaan ayuu bilaaban doonaa”

Wasiirka Dekedaha dawlada Puntland Siciid Maxamed Raage oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa soo dhaweyn balaaran oo loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Bosaso kadib,waxuu saxaafada uga waramay mashruucii balaarinta Dekeda Bosaso.

”Waa in shacabka reer Puntland,gaar ahaan kuwo Bosaso udiyaar garoobaan mashruucii balaarinta Dekeda Bosaso oo dhawaan bilaabanaya’ayuu yri Siciid Maxamed Raage,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka